Qeexid

"eeg sugan. ld sugnaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sugnaan oo kali ah:
  • Lama oga in Cadde Muuse uu ku sii sugnaan doono Garoowe iyo in uu ugu gudbi doono deegaano kale hadey ahaan laheyd Mudug iyo hadii kale.
  • Dhinaca dhaqanka haddii aynnu ka eegno, Soomaalidu sugnaanshiyaha isir waxa ay ku xoojin jireen suugaangta, sida gabayada.