Qeexid

"eeg sug. ld sugitaan, sugniin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sugid oo kali ah:
  • Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay ku toogtay degmada Baydhabo sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Somalia oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Jajuumo, waxaana dhaawac gaaray uu ugu geeriyooday Isbitaalka Degmada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.
  • Madaxweynaha ayaa ku booriyay saraakiisha in ay door wanaagsan ka qaataan sugida amniga maadaama ay ciidamada milatariga ah ay xoreeyeen deegaan badan.