Qeexid

"Sugidda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sugaal oo kali ah:
  • Luul waxay is tidhi, sii salaan habaryartaa Siraad Sugaal, laakiin laydhka oo bakhtiisnaa iyo dhaqdhaqaq la’aan awgeed ayaanay garaacin guriga.
  • Isaga oo sharraxaya sida uu meesha ku degay iyo waxa uu yeelayo, waxa uu yidhi Cabdiraxmaan Faarax Sugaal; “Horta waxa jirtey, aniga waxa ii yimi cabashooyin ay maamulka iyo odayaasha magaalada ii sheegeen in magaalada beryahan dambe bilaa laydh ahayd.