Qeexid

"Wax imaatinkooda dhawrid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sug oo kali ah:
  • Dastuurka Puntland wuxuu si cad u kala qeybiyay awoodaha laamaha dowlada si aynu isugu xad-gudbin.
  • Dhibaatada ugu ballaaran ayaa waxay soo foodsaartay dadka barakacayaasha ah waxayna burburisay guryihii ay ku noolaayeen oo ka samaysnaa baakado iyo jawaano la isku geeyay, waxayna iminka kusugayn yihiin xaalad adag u baahan gargaar degdeg ah.