Qeexid

"Magacyada Alle mid ka mid ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga subxaan oo kali ah:
  • Meel aan iyaga ka fogaynna,waxaa Tusbax la fadhiyi jiray,kuna subxaanalaysan jiray Oday-Dikriyow,kaas oo badanaaba ku luuqayn jiray Qasiiddo uu si gaar ah u jeclaa,oo ahayd:-"Axmad Nabi-Muxamad,yaa shaaficul-Qiyaama".
  • Kuwaas oo ka hadlaaya arimaha qiyaamaha iyo waxyaalaha ilaahay subxaanu watacaalaa inoo sheegay.