Qeexid

Wax subag marsan yahay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga subkan oo kali ah:
  • Waxay ku hadlaan hadalo is burinaaya, xaqiiqdana ka fog, iyagoo marba meesha ay joogaan hadal caadifad ku subkan oo sacab doon ah dadka maqashiiya.