Qeexid
Subac akhrin.
[-iyay, -isay]
f.mg2Subac akhrin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg subci. ld subcis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld subcin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld subeeciyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hab dad wada jiraa quraanka u akhriyaan, iyadoo midba mar aayad qaadanaayo.
Qeexid Xigta: Quraanka oo todoba meelood loo qaybiyey meeshiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo harta.
Qeexid Xigta: Baruurta la shiilo miidda ka soo baxda oo aan fariisan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-xyo, m.dh) Qaybta ugu horreysa maalinta gelinkeeda hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-bkay, -bagtay; -bki) Wax subag marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: Subag mar-sasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Sacabbo isla dhicid. ld sacbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld sabeen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Dugaagga xoolaha cuna.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld subkasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax subag marsan yahay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg subag2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]