Qeexid

"/dh (-xyo, m.dh) Qaybta ugu horreysa maalinta gelinkeeda hore."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga subax oo kali ah:
  • Ciidamada oo ku hubeysan ku dhawaad labaatan baabuurta dagaalka ayaa ka tagay subaxnimadii saaka Dagmada Afgoye ee gobalka shabeelaha hoose.
  • Dadkan buhriga ahi waxa u caado ah subax walba in ay akhriyaan quraanka jis, waxanad arki karaysaa hadad u tagto subaxdii xili hore iyagoo yar iyo weyn quraankii wada akhriyaya.