Qeexid

"Geed dheer oo aan qodax lahayn oo leh dhacaan subag la moodo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga subagle oo kali ah:
  • Cusmaan Nuur Subagle oo u dhashay dalka Jabuuti ayaa sheegay in marka ay ciidamadan carbiska dhameystaan loo furi doono tababar ku aadan goobaha ay ka howlgalayaan, si uga digtoonaadaan goobaha ay howlgalada u tagayaan.
  • Xeryaha Nasiib iyo Duban Subagle ee duleedka Baladweyne oo ay ku jiraan dad ka soo barakacay meelo kala duwan ayaa waxa ku geeriyooday 24 kii saac ee la soo dhaafay illaa iyo 7 caruur ah.