Qeexid

"(-llo, m.dh) (taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sooyaal oo kali ah:
  • Sooyaalka Taariikheed ee Ciraaq Waxaa Qoray Siciid Ismaacil Guraase, Q: 2aad Waxaan Doonayaa In Dawladda Reer Miyiga Xil layga magacaabo.
  • Waxa kale oo u baahan in hoosta laga xarriiqo in kaydka sooyaal (taariikheed) ee uu ku kalsoonaan karo qabiil gaar ahi yahay kiisa oo isla markaana ay ka marag kici karaan qabaa’ilka ku hareeraysan (ood-wadaag iyo isir-wadaagba).