Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) (riw.) Riwaayad, filin iwm qofka samayskeeda isku dubbarida ee soo saara."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soosaare oo kali ah:
  • Warbixin ay soosaareen Xoogagga Ahlu-sunah oo lagu sheegay in Dagaaladii ka dhacay Gal-guduud ay ku dhinteen ku dhawaad 100-qof.
  • Shuruudo Adag oo ay Maanta soosaareen Gudiga doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya.