Qeexid
S. leh: qof had iyo jeer caato ah oo aan cuntadu hilib ku kordhin.
S. leh: qof had iyo jeer caato ah oo aan cuntadu hilib ku kordhin.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo.
Qeexid Xigta: Gasiin; cunto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cayayaan duula, afar baal leh, duqsiga u eg wax yarna ka weyn, xoolaha dhiigga ka nuugga oo cudur ku reeba.
Qeexid Xigta: Buntuq afkiisa mindi ka taagan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid.
Qeexid Xigta: Wax si isla eg u qaybin. ld sooryee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qofka sooryada bixinaya.
Qeexid Xigta: Qaybiye; kalabbare.
Qeexid Kale: Sinji noolaha ka mid ah kaasi oo dushiisa ama gudihiisa uu ku noolyahay dulin, marka uu qaangaadhana dhaawac uu geysta ama dila.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Cunto la siiyo dad marti ah.
Qeexid Xigta: Hanti la siiyo gabar la soo doontay tolkeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld soocasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld sooryayn, sooryays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
fk.we
Qeexid: ld sow.
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
qr.fk
Qeexid: Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha.
Qeexid Xigta: Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld foofsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: ld soor3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad oo u dhexeysa soondheere iyo soonfur lana soomo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld soorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sooran. ld soor-naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld soorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Duleedka meel la deggan yahay oo loo kor-tago.
Qeexid Xigta: S. ah: qof dhuuban oo xoog leh.
Qeexid Kale: S. ah: xarig xooggan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: ld foof2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]