Qeexid

"Cayayaan duula, afar baal leh, duqsiga u eg wax yarna ka weyn, xoolaha dhiigga ka nuugga oo cudur ku reeba."

Qeexid Xigta

Buntuq afkiisa mindi ka taagan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soor oo kali ah:
  • S: haddii dhaqaalihiinu sidaa yahay, yaa idinka bixinaya kharashka garsoorayaasha aad keenteen?
  • "Xiligaan ma jirto beel furan karta Maxkamad, waayo dalku wuxuu leeyahay dowlad, waxaana garsoorku uu saaran yahay wasaaradeyda, mana aqbalayno in beel ay furato Maxkamad iyada u gaar ah" ayuu si kulul u yiri Sh.