Qeexid

"Bilaha dayaxa oo soomaalidu tirsato tooda tobnaad ee u dhexeysa soonqaad iyo sidataal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soonfur oo kali ah:
  • Dhanka kale Magaalada Nairobi oo ah xarunta dalka ayaa maanta waxaa si weyn oo wadajir ah ay dadka Muslimiinta ah uggu dabaal dageen Ciida Soonfur, taas oo ay dadka dhamaantood aad uggu riyaaqeen.
  • Mas'uliyiinta maamulka gacanta ku haya Kismaayo ayaa ka gaabsaday inay wax hadal ah ka bixiyaan xirtaanka masjidkan weyn iyo diidida ay maanta diideen in la tukado salaada ciida Soonfur.