Qeexid

"(-nayaal, m.l/dh) Meel; gobol."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soone oo kali ah:
  • Qoraalku wuxuu xambaarsanaa dhaliilo, tilmaamo iyo talooyin loo jeediyay gobolada iyo dadweynaha reer Puntland, iyadoo aan hore loo ogsooneyn shir Garoowe Isimada ugu socday.
  • Raysal wasaare kuxigeenka soomaaliya oo arintan daboolka ka qaaday ayaa qiray in aysan dahsooneyn tallaabooyinka dadka loogu madax banaaneynayo in ay yeeshaan Gole deegaan, deetana ay doortaan maamul.