Qeexid

"eeg soon2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soomid oo kali ah:
  • Tartankan Quraanka ee magaalooyinka Puntland ayaa waxa uu sheegey in uu yahay mid sanadle ah oo sanad kastaaba la qabto, waxa uu aad ugu mahadnaqey dhammaan inta ka qeybaadatey qabsoomidiisa.
  • Guddoomiyaha shirka dib u heshiisiinta Qaran ayaa sheegay in ay socdaan qaban qaabada iyo diyaar garowga loogu jiro qabsoomida shirka dib u heshiisiinta Qaran, isagoo sheegay in dhaqaalihii ku bixi lahaa shirkaasina qaar ka mid ah gacanta lagu haayo.