Qeexid

"Midab caddaan furan ah oo geela iyo iwm. yeeshaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soomal oo kali ah:
  • 02 11: Tahriibayaal Soomali iyo Ethiopian isugu jiray oo lagu daadiyay Badda u dhexeysa Yemen iyo Somnaliya.
  • Ra’iisul Wasaaraha waxuu u ballanqaaday Dowladda Federaalka iyo Dowladda Deegaanka Soomalida inay ka wada shaqeeyaan sidii geeska Afrika u noqon lahaa goob nabad ah oo ganacsiga iyo dhaqaalahaba loo wada horumarin lahaa.