Qeexid

eeg soomaalyee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soomaaliyayn oo kali ah:
  • Waqtigaa, Waxaanu dhammaynay dejinta barnaamijkii Af-Soomaaliyaynta, markaa markii aan dejiyay manhajkii iyo buugaagtii, ayaa laygu yidhi Agaasime guud noqo oo fulli, jagadaana waxaan hayay ilaa 1980,” sidaa waxa yidhi Saleebaan Maxamuud Aadan.