Qeexid

Soomaali ahansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soomaalinnimo oo kali ah:
  • Waxaa lagama maarmaan ah in ugu horreyn loo guntado sidii loo joojin lahaa colaadaha aan ujeeddada laheyn ee shacabka laga dhex huriyay, lagana wada shaqeeyo sidii dib loogu soo celin lahaa kalsoonidii Islaamnimo iyo Soomaalinnimo.
  • Sheekh Aadan Siiro isaga oo af-diineed ku hadlaya, sheekhnimona u manno sheeganaya waxa uu baal ka dhaafay mabaadi'daas iyo qawaaniintaas guud-marka ah ee Dadnimo, Muslinnimo iyo Soomaalinnimo.