Qeexid

"Luqadda soomaalida u gaarka ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soomaali oo kali ah:
  • Muqdisho (AllPuntland) - Ciidamo fara badan oo Boolis ah ayaa saaka lagu daadiyay isgoysyada caasumada Muqdisho, kuwaasi oo ka qeyb qadan doonaan sugida ammaanka magaala madaxda soomaaliya.
  • Hadaba annagoo ka dheregsan wixii horay uga dhacay Soomaaliya ayaa waxaa haboon in la-is-weydiiyo maxaa Soomaaliya maantay horyaal, yaase hogganka u haya?