Qeexid

"Hawd oommane ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sool oo kali ah:
  • Labada xafiis ee badhasaabka iyo ciidanka milateriga waxa dul-sudhan calanka Somaliland, laakiin si kastaba wax haw jireene ma jirto qolo sheegan karta inay gacanta ku hayso maamulka iyo awoodda siyaasadeed ee gobolka Sool.
  • Maamulada labada dhinac ayaa lagu waramayaa in ay wadaan abaabul iyo heegan in la geliyo ciidamadoda sida Togdher, Sool iyo Sanaag Bari isla markana ay jiran gurmadyo ciidan iyo hub la geynayo xuduudaha labada maamul.