Qeexid

Xarig sooh ah samysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sooho oo kali ah:
  • Sida dadka deegaanka Yaaqshiid xaqiijinayaa waxaa goor dhawayd oo saaka ah ay ciidamada Dowlada si rasmi ah ula wareegeen saldhiga Booliiska Degmadaq yaaqshiid oo ay saaka isku horfadhiyeen iyaga iyo dhinacyada ka soohorjeeda.
  • C) Jaamacadaha waa in laga xulaa sidoo kale dad firfircoon oo aaminsan middowga Soomaaliweyn ayna ka go' antahay in sidii dhalinyartii S.Y.L Somalia guula ka soohooyaan oo waddankooda u damqadaan dhibaatada ka jirto.