Qeexid

Waax la soohay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soohan oo kali ah:
  • Denmark oo si xidhiidh ah u waday waddadii ay goolal ku dhalin lahayd hormoodna uu ka yahay Rommedahl, ayaa ka quustay inay kubadda dhaafiyaan difaaca England oo ah mid isku soohan.