Qeexid

"Duleedka meel la deggan yahay oo loo kor-tago."

Qeexid Kale

S. ah: xarig xooggan.

Qeexid Xigta

S. ah: qof dhuuban oo xoog leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soog oo kali ah:
  • Degmada Afgooye ee oo ay shalay ka soo dhaqaaqeen ayaa waxaa ku huray ciidamo kale oo Ethiopian-ah,Lamana Oga Ciidamadaan oo Maanta soogalay Muqdisho in ay kusii negaanayaan iyo in ay meelo kale usii gudbayaan.
  • Degmada Afgooye ee oo ay shalay ka soo dhaqaaqeen ayaa waxaa ku huray ciidamo kale oo Ethiopian-ah,Lamana Oga Ciidamadaan oo Maanta soogalay Muqdisho in ay kusii negaanayaan iyo in ay meelo kale usii gudbayaan..