Qeexid

"(-yayaal, m.l) Xarig yar, jilicsan oo awrta rarayda lugaha lagaga xiro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soofiye oo kali ah:
  • Midowga Soofiyeed iyo Soomaliya waxa ay dib u soo ceshteen xiriirkii xaga siyaasada.
  • Jaroslaw Kaczyski, oo ah siyaasi awood badan oo lug weyn ku leh talada siyaasadeed ee dalkaas oo hore uga mid ahaan jiray bahwadaagtii waddamadii Shuuciga ahaa isbahaysigii WAARSO ee uu hormoodka ka ahaa Midowgii Soofiyeeti.