Qeexid

"Cudur dadka ku dhaca oo kaadida maceeya, gaajo iyo harraad badanna keena."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sonkorow oo kali ah:
  • . Talooyin sugan oo suuro gelinaya in bukaanku maareeyo cuntadiisa, jimicsigiisa & Daawadiisa. 7. Buugaag ku qoran afka-soomaaliga si ay u helaan Aqoon ku saabsan cudurka sonkorowga sida loola tacaalo & sida looga hortago raadadka-xun ee uu reebi karo.
  • Waxaa xarunta maamul goboleedka Puntland ee Garowe bishii Feb 23-keedii, 2008 laga furey ururka Bukaanka Sonkorowga qaba ee Somalia (Somali Diabetes Association).