Qeexid

"Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab ku bislaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga solo oo kali ah:
  • Soomaalida ka solow aqoonyahanno shisheeye ah oo ku xeel dheer danaynta, isku-tacalujinta, u-kuur galka, iyo lafa-gurka Af-Soomaaliga iyo dhaqankiisa ayaa dhammaantood arrintaa isla wada qirsan.
  • Ciidamo nabad ilaalin ah oo ay Australia hogaamineyso ayaa tagey jasiiradda Solomons oo qalalaase ka socdey baryahan.