Qeexid

"Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn."

Qeexid Xigta

Biyo ku harraad-belid. ld sal

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sol oo kali ah:
  • Gacanta dillaalka Liibiya waxaa gaadha qofkaan geeri mudan intuu u kala socdey Suudan iyo Liibiya kuna dhiman solankii saxaaraha.
  • Waxaanay wararku sheegeen in 19-xubnood, la soo taagi doono Maxkamad, laguna eedeeyay arrimo la xidhiidha musuq-maasuq iyo Hargeysa (Haatuf): Ururka BIRSOL oo ka mid ah Axsaabtii Is-diiwaan-gelisay, ayaa tallooyin u soo jeediyay Madaxweynaha cusub Mud.