Qeexid

"Dhacaan aad u macaan oo geedka qasabka laga miiro, oo inta la farsameeyo laga dhigo budo badanaa cadcad oo wax lagu macaansado. ld son-kor."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sokor oo kali ah:
  • Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor oo ka mid ah cuqaashada deegaanka Afmadow ayaa u sheegay BBC-da in deegaankooda ay soo weerareen kooxaha Islaamiyiinta ah, isagoo sheegay in la diiday waanwaan ay wadeen.
  • Markab ku soo xirtey dekada Kismayo Makab wada shixnado ganacsi oo ay ku jiraan 12,000-ton oo sokor ah ayaa maanta ku xirtay dekeda Kismaayo, halkaasoo ay horay cunoqabteyn ugu soo rogeen urur goboleedka IGAD iyo Ururka Midowga Afrika.