Qeexid

"Dad xiriir wada dhalasho wadaaga; xigto; qaraabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sokeeye oo kali ah:
  • Waa wax jira oo dunidoo dhan ay soo martay in waddan walbaa uu ka dhaco dagaalo sokeeye, laakiin markiiba la xaliyo ama ay ummado kale u soo gurmato oo la helo xal.
  • Iyaga oo ka hadlaya colaadda sokeeye ee naxdinta iyo hurgumada leh ee degaanka Kalshaale ee degmada Buuhoodle, ayaa waxa ay saddexda xisbi qaran ee Somaliland soo saareen odhaah saxaafadeed toddobaadkan dhammaaday badhtankiisii.