Qeexid

"Wax, wax kale ka dhow noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sokee oo kali ah:
  • Dekeda Muqdisho ayaa dib loo furay 2006, markii ay Maxkamaduhu la wareegeen gacan ku haynta Magaalada Muqdisho iyo koonfurta dalka, iyadoo xirnayd 15-sano oo ay dagaalo sokeeye socdeen.
  • Degdegna ha loo joojiyo dagaallada sokeeye.