Qeexid

"soke1 s. Meel durugsan, halka ka sokeeya; meel dhow. Tus. “Togga sokadiisa ayay degganyihiin”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soke oo kali ah:
  • Shariif wuxuu sheegay in kulankan uu yahay fursad ay heshay Somalia kadib 18-sano oo ay dagaalo sokeeye ka socdeen, isla markaana cadeyn u ah in caalamku uu dib u eegis ku sameynayo xaalada Somalia.
  • "Heshiiskii Jabuuti waa mid dhaxal u noqon kara Somalia, waxaana loo baahan yahay inay dhinacyada kale ee diidan heshiiskaas ku biiraan, iyagoo u daneynaya Shacabka Soomaaliyeed oo 19-sano dagaalo sokeeye kusoo jiray" ayuu mar kale yiri Cali Mahdi.