Qeexid

"eeg sokee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sokayn oo kali ah:
  • Maxamed waa nin aad u fahmad badan, fahansanna in darajada iyo hawgalka aabbihiis uusan uga sokayn ummadda ku dhaqan Puntland.
  • “Siilaanyo, waxa aan leeyahay kursiga quruxda badan ee Madaxweyne Rayaale yaanu kuu muuqan, na arag annaga ayaa ka sokayna oo ilaashanaynee, waxana aad ku heli kartaa oo keli ah kalsoonida shacabka oo aad igaga ridato,” ayuu yidhi Mr.