Qeexid

Maldahidda hadal iwm la maldaho. ld sogordahid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sogordah oo kali ah:
  • Maanta oo ay gashaanti tahay waxa la dhawrayaa in la guursado oo ay ubad aragoodu sogordahan yahay dhasho.
  • Markaan xoriyadaydii dib u helay waxaan dib u heenseeyey socdaalkaygii geerida sogordahan ahaa.