Qeexid

/dh Tiro soddon ku dhawaad ah. ld soddomeeye.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soddomeeyo oo kali ah:
  • Laba toddobaad ka hor ayay ahayd markii ciidamada Ethiopia lagu weeraray bartamaha Baydhabo, iyagoo toogasho ku dilay 14-qof oo rayid ah, soddomeeyo kalena dhaawacy gaarsiiyay.
  • Dalka Afbagistaan waxa dhawaan ku soo noqday Boqor guun ah oo soddomeeyo sannadood dalka baadi kaga maqnaa, kaas oo ku dibood ahaa kayn ku taala dooxada Ruuma ee carriga Talyanka.