Qeexid

"(-gyo, m.dh) Haweeney la qabo aabbaheed waxa uu ninkeeda u yahay ama waxa ninka aabihiis u yahay haweeneyda uu qabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soddog oo kali ah:
  • Dabeetana sheeko dhex martay labadii soddog.
  • Waa markii ugu horreysay oo khilaaf intaan le'eg uu soo dhexgalo labada Shariif oo midkood loo yahay Soddog, waxaana wararka laga helayo Villa Somalia ay xusayaan in labada mas'uul aysan muddo todobaadyo ah kulan gaar ah yeelan.