Qeexid

"Wax dha qaajin."

Qeexid Xigta

La s.: wax xogtooda cid ogaysiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga socodsii oo kali ah:
  • Wixii war ah ee ka soo baxa Kulankaan dib ayaan idinkaga soo socodsiin doonaa iyadoo lagu wado n shirku yahay furitaan maalmo dhowr ahna uu socon dooo.
  • Sidoo kale waxa warsaxafadeedkan lagula socodsiiyey Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif iyo cidkastaba inay dawlada Somaliland aayaheeda ka tashatay sanadkii 1991-kii, islamarkaana aanay jirin cid Somaliland qadiyadeeda gor-gortan kala galayso.