Qeexid

"socodka barawn m.l (fiis.) Socodka hablaawaha joogtada ah ee saxarada maatarka (ugu dhawaan dhexroor 1æm ah) marka ay dul heehaabayaan hoor."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga socodka oo kali ah:
  • Waxaa hadda lasoo gaaray xilligii la dhameystiri lahaa hawlaha muhiimka ah ee tubta geedi-socodka kala guurka,si looga miradhaliyo isbedel horseedi kara nabad waarta.
  • “Maanta run ahaantii waa mid aad u muhiim ah, sidoo kalena waa bilowga qorshaha geeddi-socodka doorashooyinka, waanan ogahay dadka reer Somaliland inay aad u sugayeen saxeexa heshiiska hoggaamiyeyaashu hore u aqlabeen.