Qeexid

"(f.g) Socod samayn."

Qeexid Kale

(f.mg) La s.: cid la saaxiibid. 4. (f.mg) La s.: wax xogtooda hayn.

Qeexid Xigta

(f.g) Hadal la hayey sii wadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soco oo kali ah:
  • Inta ay socoto booqashada Xoghayaha Arimaha dibadda ee Britain Jack Straw, ayaa waxaa la soo qaaday dhibaatada xagga amaanka ee meelahaa ka jirta oo ay ka danbeeyaan canaasiir ka hadhtay ciidamadii Talebaan.
  • Xidhiidhkaas ku bilowday heellanaanta iyo ixtiraamka ay badan ee dowladda Ingiriisku u haysay Somaliland ayaa noqday mid markaliya shiiqa oo ka socon waayey dhinaca xukuumadda Somaliland.