Qeexid

ld siyaasad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaaso oo kali ah:
  • Aqoonsiyadii ahaa Hawiye-Somali ama Muslim-Somali laga dhigay wax ku kooban haasaawo gaar ahaan oo dadku qarsado, diintana ninkii rabay uu si gooni ah ugu caabubo Rabbiggisa, laakiin uusan u isticmaali karin siyaaso ahaan.
  • Sababtoo ah, warshadaha sameeya badeecadaha la dhoofiyo waxay shaqo u abuuraan malaayinka Shiinaha ah oo magaalooyinka waaweeyn ku soo qulqulaya, kuwaasoo, haddaan la meeleeyn, la iman kara dhibaatoyin siyaaso, nabadgelyo iyo bulshadeedba.