Qeexid

"Qof cilmiga siyaasadda yaqaan kuna shaqeeya."

Qeexid Xigta

Qof si xirfad leh arrimaha u maareeya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaasi oo kali ah:
  • Kismaayo: Kooxahaha maamula Kismaayo oo xukun dil ah ku fuliyey Siyaasiga Cabdiraxmaan Wal-diire (15. Januar 2009 - APL) Kooxahaha maamula Kismaayo oo xukun dil ah ku fuliyey Siyaasiga Cabdiraxmaan Waldiire 1090.
  • Runtii xisaabtankaasi haddii la hormarsan lahaa waxa caddaan lahayd in aan dalka iyo dadku toona ku jirin loona diyaarin xaalad u suurogelineysa in laga sameeyo Axsaab Siyaasi ah.