Qeexid

"Cid siyaasad kula dhaqmid."

Qeexid Xigta

Cid khayaa-mayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaasadee oo kali ah:
  • Waxa kaloo uu ku boorinayaa xubnihiisa iyo taageerayaashiisa meelkasta oo ay joogaanba inay u diyaargaroobaan sii anba-qaadka loolanka siyaasadeed ee lagu xaqiijinayo himilooyinka xisbiga iyo dhammaystirka guusha.”
  • Farole ayaa ku tilmaamey sawirka Amiin Camir mid sidey dacaayad siyaasdeed kaas oo lagu dhabar jabinayo isbadalka siyaasadeed ee ka dhacey Puntland.