Qeexid

"siyaasad dhaqaale m.dh Barashada habka ama qaabka ay dawlad ku wadda ama ku dhista dhaqaalaha unmadda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaasad oo kali ah:
  • Dadka ku abtirsada gobolada Bari, Mudug, Nugaal, Sanaag, Sool, iyo Dagamada cayn waxay hormood ka ahaayeen isbadal doonkaa siyaasadeed ee ku dhisnaa “Somalinimo”.
  • Madaxweynaha Puntland ayaa qudbad ka jeediyay shirkii Jaaliyadda Puntland, isagoo warbixin ka bixiyay xaalada dalku ku sugan yahay, wuxuuna si gaar uga hadlay xaaladaha dhaqaale, siyaasadeed iyo amni.