Qeexid

Booqasho cid loogu tago.

Qeexid Xigta

Xus qof dhintay loo dhigo oo loogu duceeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaaro oo kali ah:
  • Sheekhu waxa uu ku dooday sida ay dad xogogaal ahi sheegeen in tiyaatarka loo siiyey inuu ku qabto Siyaarooyinka xuska Mawliidka Nebiga sannad kasta, isaga oo qayb yarna ka dhigay malcaamad caruurta yaryar qur’aanka loogu dhigo.