Qeexid

"eeg si."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaalo oo kali ah:
  • Su’aalahaa iyo kuwo la mid ah marka la soo qaado siyaalo badan ayaa looga faallooday, waqtigaa uu Mingitu baxayna dad badan ayaa hareerihiisa joogay.
  • Siyaalo badan ayaa looga faalooday hubaynta aanu hubaynay shacbiga Itoobiya laakiin markii ayn yidhaahdeen hub na si aanu isu difaacno ayaanu siinay.