Qeexid

"(jool.) Ereyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka ah oogada dhulka, oo uu ka mid yahay garanaytka qaaradaha hoostooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaal oo kali ah:
  • "Waxaa tihiin geesiyaal looga fadhiyo inay xaaladda dalkooda wax ka qabtaan, waana inaad ogaataan in geesigu uusan ahayn kan ku dhintay gurigiisa, balse uu yahay kan dhinta isagoo qarankiisa difaacaya" ayuu yiri Madaxweyne Sh.
  • Wanaagga oo la isu qiro ayaa ka mid ah furayaasha nabadda Soomaalida Tan iyo intii ka dambeysay burburkii Soomaalida wada saameyey ee Soomaaliya ka dhigay dal lagu xasuusto dagaal sokeeye iyo macaluul, waxa soo baxayey hindisiyaal ismaamul ama nabadeyn.