Qeexid

"Inta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaado oo kali ah:
  • Dawladdu wax way ka amaahan kartaa dadweynaha, mar siyaado ahi way soo baxaan, laakiin wax sidaa u weyn oo laga jiraan, Baankana wax waa noo yaaliin.
  • Cumar ayaa si siyaado leh uga carooday hadalkii, wuxuuna yidhi: "waa kuma ninkaas?