Qeexid

"eeg siyaadi. ld siyaadis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaadin oo kali ah:
  • Haddii aad bixiso kaalmo ogow dhaqaalahaaga waa siyaadin hala bakhaylin waxyar oo naf badbaadin aadna aan waxba ku yeelin.
  • Talooyinka kale ee la siiyay dadka uu ku dhaco xannuunkani waxa ka mid ah, inuu beddelo qofku nooca shaqo adag ah ee uu hayay, si aanu xannuunkiisu u sii siyaadin.