Qeexid

"ld sixirrow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sixiroole oo kali ah:
  • Si xun wax usheeg sixiroole ka darane, arrinta aan ka garnaqay waa taasi.
  • Aniis ayaa ugu jawaabay "waxay lahaayeen waa sixiroole, faalalow iyo gabyaa."