Qeexid
Sisib ku kufid.
[-btay, -batay]
sisibotay
sisiboatay
f.mg3Sisib ku kufid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Meel siman oo lagu simbiriirixan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geednagaar la beerto oo dhala miro yaryar oo saliid cuntada lagu darsado laga miiro.
Qeexid Xigta: Miraha geedka sisinta oo laga miiro saliid macsarada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sisibo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Qeexid Xigta: Shamiinto.
Qeexid Kale: Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Lugta dambe ee geela boqonteeda.
Qeexid Xigta: Maraqsaarta geela.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Silsillad dahab ah.
Qeexid Xigta: Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: Ku s.: wax afka ku jira iyagoo aan la rabin in la liqo hunguriga ku roorid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Meel siman oo qoyan ku simbiriirixasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax iyadoon la calalin liqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]